Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxa keena in xubinta taranka ragga ay hoos u qallocato?

(1/1)

Xikmaawi:
alle aya  mahd leh kadib mudnaan ayad leedahay waxad haysa hawl adag alle ha kugu sharfo cizzo iyo cibaado suban.
su,aasahydu waxay tahy maxa keena in xubinta taranka ragga ay hoos u qallocato sida qaanso oo kale mhdsnd

SomaliDoc:
Waa korriimo caadi ah oo ragga qaarkood isku arkaan in xubintu marka ay taaganto lagu arko qallooc dhinac ama hoos ama kor ah.
Wax dhibaatane uma keento howsha iyo uuraynta intaba.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version