Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gacanta bidix kilkisheeda waxaa iiga soo baxay labo fin?
(1/1)
Baasaale1515:
Ditoore gacanta bidix kilkisheeda waxaa iiga soo baxay labo fin wana in mudo ah (maan isbedelayaan) marka arintaas xiriir mala leedahay HIV
SomaliDoc:
HIV wuxuu leeyahay astaamo badan, laba fin kaliya laguma ogaan karo, fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,446.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version