Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qanjirka kilkilaha oo barara xiliga cadada maxa keeno?
(1/1)
Cayuush Omer:
qanjirka kil kilaha oo barara xiliga cadada maxa keeno?
SomaliDoc:
Qanjirrada kilkilaha oo bararo astaan u ma ahan caadada, laakiin waxaa kilkilaha ka dareemi kartaa xanuun ama cadaadis iyo culeys, laakiin qanjir ma bararo, waxayna cilladaan la socotaa naaso xanuunka xilliga caadada oo aan horay uga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6513.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version