Author Topic: Su'aal: Waxa keena dhgxanta xamaytida fadhiistaan?  (Read 3466 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Omarmohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxa keena dhgxanta xamaytida fadhiistaan?
« on: February 27, 2016, 06:30:08 PM »
Asc waxan rapay in layga jawaabo waxa keena dhgxanta xamaytida fadhiistaan? Siday ku yimaadeen iyo daweyntooda? Iyo hdy dhici karto in ay xanuuno iyo cuduro kale ku soo hoos ganban karaan xamaytida oo dhagax fadhiistay?
Mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxa keena dhgxanta xamaytida fadhiistaan?
« Reply #1 on: March 03, 2016, 03:23:47 PM »
Xameetida waxaa ku samaysma dhagaxaan, kuwaas oo badankood ka samaysma maadada kolestaroolka oo ka tirsan dacarta lagu kaydiyo xameetida, waxaa dhici karta in xameetida ay infekshan sideeda u qaado ama in dhagax ku samaysmo kan oo ay dhici karto inuu dhaawac gaarsiiyo darbiyada xameetida gudaha ama inuu isku xiro tan oo keenayso in dheecaankii ku xaraysnaa uu ku xannibmo.

Halkaan ka akhriso caabuqa xameetida: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5490.0.html
halkaan ka akhriso qalliinka xameetida lagu sameeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1425.0.html

Way dhici kartaa hadduu dhagaxu yaryahay in dhakhtarku kuu qoro daawo dhagaxaas burburin karto, laakiin hadduu wayn yahay ama tiro badan yahay ama infekshan iyo dhagax isku qaaday xameetida, taladu badanaa waa qalliin lagu saarayo xameetida.
Hadduu dhagax xameetida ku soo laalaabto dhowr jeer waxay dhakhaatiirta ku taliyaan in la saaro maxaayeelay waxaa badanaayo halista inay kansar qaaddo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaa Keena: Calaacalaha Gacmaha Iyo Cagaha Inta Cadcad Oo Marna Kulul Marna Qabow?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27851
Last post March 10, 2012, 02:33:13 PM
by SomaliDoc
Maxaa keena inuu sanka korkiisa finan yar oo malax ku jirto kasoo baxo=?

Started by CfatahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23913
Last post June 16, 2009, 10:44:01 PM
by SomaliDoc
Maxaa keena in ay dibnahaaga qolof cad korto? Maxaase lagula tacaali karaa?

Started by Cabdi2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25536
Last post February 15, 2016, 05:22:18 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxa keena marka ninka naagta u galmoodo biya baxa dag dag Ah?

Started by DekhboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10361
Last post January 07, 2015, 09:18:04 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena kor cuncun waliba jirka dhan gasatan naaasaha?

Started by NehaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12412
Last post February 06, 2016, 03:31:04 PM
by SomaliDoc