Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caruur aan uurka lagu arkin?
(1/1)
Safiyo:
Asalaamu caleekum Dr waxaab yeeshey uur markii la.I saaro computer ma lagu arkaayo markii la iga baaro dhiig waa negative laakiin kaadida.waxeeu sheegeeysaa positive kadib 12 week markaan gaaro wuu iga soo daadaa waxeey igu dhacday 3 mar ee ma ii sheegi kartaa cudurkas mase aragtey qof saas camal ah
SomaliDoc:
Waxaa xaaladaan loo yaqaanaa "Molar pregnancy" ee ka akhriso halkaan qoraal aan uga hadlay hadda ka hor: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4093.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version