Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay cudurka loo yaqaan Penile Mondor's disease?
(1/1)
Mr Mahamed:
Waa maxay cudurada loo yaqaan Penile Mondor's disease
SomaliDoc:
Waa xididada xubinta ragga ka kor muuqdo oo guntan dhiig ku xirmo ama xididada oo kuskuus yeeshaan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version