Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cabir ama zisa maleedahay xaniin yaha?

(1/1)

Mr Mahamed:
Asc waa idin salaamay marka hore sida aad iigu soo jawaabteen shu aashayda waxaan rabay in aan idin weydiiyo cabir ama zisa maleedahay xaniin yaha waxaa kale aan isdha hayaa waa wax aad adi kulatay taasna miyee jiri kartaa

Su aalo kale ayaan rabaa waxaan arkay web setyo xayee siiyo penis exercise oo gacanta oo waxay leeyihiin waxa uu dhereeyaa xubinta taranka waxa kele oo ay dhahaan waxay kordhineysaa qulqulka dhiiga ee xubinta taranka wayna adkaa neysaa hadaan waxaas sameeyo ma wax dhibaato ayee iikeenaya sida in ay xubinta ay iiga jilicdo ama dhibaato kale

SomaliDoc:
Way jiraan cabiro lagu qiyaaso xaniinta inay dabiici tahay iyo in kale, waxaana loo cabiraa qaab dareere ahaan, adigane ma qiyaasi kartid ee waa in aad dhakhtar u tagtaa.
Halkaan ka akhriso laba qoraal oo ku saabsan su'aashaada dambe.
1- Jelqing / Milking ama gacan ku dheereynta xubinta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4046.0.html
2- Weynaynta xubinta taranka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version