Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Halkee su'aal ku waydiiyaa dhakhtarka?
(1/1)
Fahmo:
asc wr wb walaalayaal su aal baan doonayay iman dhakhatirta waydiiyo lkn halki loogu talo galay baan garan wayay marka qoralkaygan qofki arkow ii tilmaan halka aan ku qori karo su ashayda in kasto aan hore su aal u waydiiyay lkn ma xasuusto waayo xili fog bay ahayd mahadsanidin
Diihaal Guuto:
Wllo famo meshaan hada aad hadalkan ku qortay ayaa lagu qoraa su'aalaha.
mahadsanid
Navigation
[0] Message Index
Go to full version