Author Topic: Su'aal: Araga oo yaraada?  (Read 7827 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Fawzi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Araga oo yaraada?
« on: February 23, 2016, 12:21:09 AM »
asc dictore waad ku mahadsantahy sida hagar la'aanta ah eed mar walba noogu so gudbiso qoraalada ku saabsan caafimaadka aad ayaana kaaga mahad celinaya,
dictore waxan aqristay qoraal ad so dhigatay o kusabsan araga o la beelo ama indhaha' aniga hada da'dayda wa 25 waxaana isku arkay arag yaraan anigo 15 jir ah murayado ayaana la ii qoray o dawo ma lihid ayu dhaqtarku i dhahay ilaa hadda murayadihi ayaan qabaa aragayga wu si nusqamaya marba marka ka dambeysa lkn wax xanuun ah ma dareemo mar mar ayay ilin iga timada markan aad u isticmalo telka sida habenki, marka dictore maxa sababi karo arag yaranta igu dhacday anigo da'daydu yartahay' dawo se maleyahay si aan isku gaaro waayo dhaqtar kasta wuxu idhaha dawo malihid e murayadaha uun xidho mushkiladaydu waa araga fog, marka dictore iso jawab khayr ilahay haku siiye inbox kayga igu so dir jawabta fadlan,

?????? ???? ?????
??????? ????? ????? ???? ??????? ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Araga oo yaraada?
« Reply #1 on: February 28, 2016, 05:29:32 PM »
Waxyaabo badan ayaa keena inuu araggu nusqaamo markuu qofka yar yahay, waxaa ka mid ah in aad badisay fiirsida filmiaanta kartoonka ama Tv-ga adigoo meel u dhow fadhiistay ama cillado kaaga dhacay aragga, dhakhtarkaaga indhaha wuu awoodaa inuu warbixin fiican kaa siiyo waxa kugu dhacay iyo heerka araggaagu uu maraayo, akhriso qoraal ku saabsan su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,962.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

MAXAA SABABA VITAMIN D YARAADA

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18755
Last post July 08, 2009, 07:58:35 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay biyaha raga oo yaraada?

Started by Xuseen CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6472
Last post June 01, 2016, 09:38:21 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Timaheygu oo aad u yaraada maxaa u sababa?

Started by Maaji29Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3200
Last post October 27, 2016, 03:47:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xininyaha oo i yaraada?

Started by Kaani71Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6176
Last post August 02, 2018, 06:53:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xinjir xidhay xididada araga ee maskaxda?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8370
Last post July 10, 2011, 09:26:16 PM
by SomaliDoc