Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ma isticmaali karaa sonkorta ay isticmalan dadka sokorta qaba?
(1/1)
Amula:
sc walalayaal waa idin salaamay waxan rabay in aan idin waydiiyo waxan raba in an miisanka dhimo macaanka iska daayo markaa ma isticmaalikaraa sonkorta ay isticmalan dadka sokoroka qaba
dhaqatida sharafta leh fadlan iiga jawaaba
SomaliDoc:
Haddii sonkorta kaliya lagu cayilo, way sahlanaan lahayd oo sokorta ayaa la iska dhaafi lahaa.
Akhriso qoraal ku saabsan sida miisaanka la iskaga rido: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version