Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dilaac bashimaha ah?
(1/1)
Sayid223:
:) ASC DHAMAAN DHAKHAATIR SOMALI DOC IYO ASXAABTA KU XIRAN. SALAAN KADIB
DHAKHTAR MUDO KU DHOW 6 BILOOD WAXAA AFKA LABADISA BASHIMOOD IYO DHINACYADA BASHIMAHA IGAGA YAAAL NABARO AAN DHEECAN LAHAYN, WAA DILDILAAC IYO AF QALAYL. CARABKANA KOR KIISANA DIL DILAACYO YAR YAR AYAA IGAGA YAAAL. DHOWR DHALHTAR AYAAN U TAGAY DAAWOYIN AYEY II QOREEN LKN WAXBA ISKAGAMA GARAN ILAAHY BAA DAAWO HAYEE.
MARKAA WALL IDINKOO MAHADSAN IGALA TALIYA. ILAHY HA IDINKA ABAAL MARIYEEE
SomaliDoc:
Xanuunada korka kore ku dhaca waxaa lagu fahmaa aragti, fadlan qoraalladaan la xiriiro cabashadaada bal akhriso:
1- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html
2- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3346.0.html
3- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6247.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version