Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madax xanuunka iyo mataga?

(1/1)

Abdulahi.jama:
Asc Dr: Waxa aan rabay in aan ogaado, mar marka qaybtod waxa aad ii xanuunay madaxa khaas ahaan markaan safar galo ama suuqa aado marka gabadhaydu inta badan way ismatajisaa markasta uu madaxu aad u xanuuno kadibna way ku nafistaa oo xalad caadi ah bay ku noqotaa.

ka waran Dr qofka ismatajiyana sameynta cafimaad ee ku yeelan karo gabadhaas markasta is matajinaysa ay madax xanuun  dareento


Mahadsand

SomaliDoc:
Ismatajiska joogtada ah wuxuu keenaa nafaqo darro iyo qofka oo mataga ku lumiyo macdana iyo dheecaanda jirka muhiimka u ah, wuxuu kaloo keeni karaa dillaac ku yimaado jidiinka ama hunguri mareenka, dillaacaas oo qofka noloshiisa halis galin karo.
Akhriso qoraal ku saabsan madax xanuunada joogtada ah iyo noocyadooda: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version