Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyaha ama manida qofku marka uu siigaysto ?
(1/1)
Gaashaan_2:
Asc dr waxaan ku waydiiyey biyaha ama manida qofku marka uu siigaysto ee hadana marka biyuhu ka yimaadaan uu xubinta taranka is qabto isagoo diidan ama kabaqaya in biyuhu dharka ka gaaraan sidaa darteedna biyihii ku noqdaan qofka maxay ciladoo ku keni karaaan qofka markasta sidaa sameeya ee biyaha isku celiya marka ay imaan rabaaan? mahadsanid dr
SomaliDoc:
Fadlan akhriso jawaabtaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5941.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version