Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Shaampoo ga iyo nooca fiican?
(1/1)
Nejiboz:
Assalamualikum,
Waxan ka codsanayaa dhakhtarka sharafta leh iyo kooxda page ka noocyada shampoo ga madaxa lagu dhaqo iyo mida u fiican ee aad nagula talin lahayd inaan isticmaalno?
Intee jeer ayaa lagu qubaysan karaa maalintii, todobaadkii iwm?
Thank you #somalidoc
Jazzakumu-Allaaah
SomaliDoc:
Ma kala garan karno sida ay u kala fiican yihiin, maadaama ay tahay wax warshad soo maray oo u baahan in la baaro si faa'idadeeda la isla barbar dhigo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version