Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee cayilka liskaaga yareeyaa?

(1/1)

Madiino muxudiin:
Waan idin salaamay Dr
Waan idinkaaga mahad celinaa sida wanaagsan aad noo wanaajisaan

Maxaa cayilka lagu yareeyaa
Maxaase caloosha lagu jaraaa
Biyo kulul(qandac) iyo liin dhanaan oo subaxdii la cabo
Ayaa jarto caloosha iyo cayilka badan
Ayaa leygu dhahay
Biyahaas kulul iyo liinta wax dhib ah ma keeni kartaa
Dadka qaarne waxeey dhahayaan caleenta cagaaran
Oo la cabo ayaa yareyso
Ma caafimaad daraa mase?
Mahadsanid.

SomaliDoc:
Fadlan talooyinkaan raac: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version