Author Topic: Su'aal: Waxa uu cunay xayawaan badda ku jira subagisa?  (Read 2628 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cayuush Omer

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxa uu cunay xayawaan badda ku jira subagisa?
« on: March 02, 2016, 06:20:13 AM »
asc warahmah akhwani waxan idin waydinaya (waxa uu cunay xayawan badda ku jira subagisa wuu barary barar.xad dhaf ah horay  TB loga daweyay ) maxan kula tacali kara qof nocan ah

mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxa uu cunay xayawaan badda ku jira subagisa?
« Reply #1 on: March 09, 2016, 04:27:01 PM »
Waxaa dhici karo inuu allergy ka qaaday subaga uu cabay ama cillado kale inay jiri karaan ee fadlan la xiriir dhakhtar.
Akhriso cabista subaga qubada iyo waxtar haduu leeyahay iyo in kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3355.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxa soomaalida ay u taqaan "Ilkow"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8680
Last post January 16, 2019, 01:53:17 PM
by SomaliDoc
Ogow waxa uu yahay "Ummu-Sibyanka"!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 294245
Last post December 05, 2018, 08:41:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga?

Started by XaliimoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16170
Last post February 10, 2016, 03:35:36 PM
by SomaliDoc
Waxa jirta in xaaska labada kilkilo ay kasoo baxeen wax buuran oo la moodo fiix

Started by Warsame11Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8992
Last post March 29, 2023, 09:10:56 PM
by Milica_soomali
Su'aal: Waxa layga hayay xiniinta bidix iyado marmar bararaysa?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9234
Last post March 17, 2016, 12:37:16 PM
by SomaliDoc