Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxa uu cunay xayawaan badda ku jira subagisa?
(1/1)
Cayuush Omer:
asc warahmah akhwani waxan idin waydinaya (waxa uu cunay xayawan badda ku jira subagisa wuu barary barar.xad dhaf ah horay TB loga daweyay ) maxan kula tacali kara qof nocan ah
mahadsanid
SomaliDoc:
Waxaa dhici karo inuu allergy ka qaaday subaga uu cabay ama cillado kale inay jiri karaan ee fadlan la xiriir dhakhtar.
Akhriso cabista subaga qubada iyo waxtar haduu leeyahay iyo in kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3355.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version