Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Naaska canuga hada ma siiyo mudo Hal usbuuc ah?
(1/1)
Umu caaisha:
Asc dr wan ku salamay .Su.aasheeda. naaska canuga hada ma siiyo mudo Hal usbuuc ah dhiigna ma arkin caadada maxa ku dhacay marka canuga naaska laga dhaafo meeqa bari kadib aa laga rabaa ininuu dhiig yimaado ? Su aasha labaad. ? Waxan isku arkay afka hoose ee xubinta taranka waxa iso kkusanayo marmarna wa jileec marna waa adeeg waa afka xubinta meesha u ku dhamaado ..hadaan qayasay xataa gabadha caruurta ah oo yar laba jirka ah. Wa ku yaalan wa wax aa moodo carab. Cun cun iyo barar aan ka dareema
SomaliDoc:
badanaa marka aad naasnuujinta joojiso, horay kama helaysid caadada, waa in heerarka hormoonada jirkaagu isa saxaan si aad u heshid caadada, waxaa dhici karto bil illaa 3 bil in aad ku filatid caadada.
Akhriso qoraal la xiriiro su'aashaada oo ka jawaabayo xiriirka naasnuujinta, caadada iyo uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2529.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version