Author Topic: Su'aal: Naaska canuga hada ma siiyo mudo Hal usbuuc ah?  (Read 2699 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Umu caaisha

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naaska canuga hada ma siiyo mudo Hal usbuuc ah?
« on: March 02, 2016, 12:07:49 PM »
Asc dr wan ku salamay .Su.aasheeda. naaska canuga hada ma siiyo mudo Hal usbuuc ah dhiigna ma arkin caadada maxa ku dhacay marka canuga naaska laga dhaafo meeqa bari kadib aa laga rabaa ininuu dhiig yimaado ?  Su aasha labaad. ? Waxan isku arkay afka hoose ee xubinta taranka waxa iso kkusanayo marmarna wa jileec marna waa adeeg waa afka xubinta meesha u ku dhamaado ..hadaan qayasay xataa gabadha caruurta ah oo yar laba jirka ah. Wa ku yaalan wa wax aa moodo carab. Cun cun iyo barar aan ka dareema




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Naaska canuga hada ma siiyo mudo Hal usbuuc ah?
« Reply #1 on: March 09, 2016, 05:01:41 PM »
badanaa marka aad naasnuujinta joojiso, horay kama helaysid caadada, waa in heerarka hormoonada jirkaagu isa saxaan si aad u heshid caadada, waxaa dhici karto bil illaa 3 bil in aad ku filatid caadada.
Akhriso qoraal la xiriiro su'aashaada oo ka jawaabayo xiriirka naasnuujinta, caadada iyo uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2529.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: HADII AY YARATO RIYADADA (JUNUUBID) ADOON SAMAYN WAX GALMA AH MUDO MAXAA KEENI KARA?

Started by DiiniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19767
Last post May 29, 2011, 09:27:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Mudo 9 bilooda layga dawaynayay tb qanjidka igag dhacday?

Started by SugulleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4432
Last post April 06, 2012, 05:40:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa mudo bilo ah i xanuunaya qeybta hoose ee caloosha?

Started by Umu khaalidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 9809
Last post February 26, 2016, 03:58:42 AM
by Umu khaalid
Su'aal: Waxaan iska daaweyay Gaaska calosha oo mudo la jiifay?

Started by Bakars0nBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6000
Last post June 05, 2016, 08:03:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Baabasiir ayan qabaa mudo labo sanno ah?

Started by ShaaficifalcoaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18124
Last post September 09, 2015, 01:33:09 PM
by SomaliDoc