Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Minka oo is gediyo ?
(1/1)
Luluu114:
Assalamo Aleikom Dhamaan dhaqaatiirta sharafta badan waxaan rabay in aan idiin weydiiyo su,aal :Minka oo is gediyo xeliga uurka macquul ma tahay gabadh aan uur laheeyn in minkeedu is gediyo?¨¨
jazaakuma allahu kheyran
SomaliDoc:
Macquul ma ahan gabar aan uur lahayn inay sidaa noqoto, maxaayeelya sababta keentay inuu minka isgadiyo waa ibida oo ka soo fuqi waysay booskeeda, ibiduna waxay samaysantaa xilliga uurka.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version