Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Garka oo lagu jaro laser?

(1/1)

Cabdi Mudalib:
asc doc. wxn qabaa su aal. wxn ahay dadka wajiga saliida kuleh mar wlba wuu dhalalaa wajigaygu   fururuc aya iga so baxay dhabanada ilaa garka.  dakhtar ayan utag kadib waxan ku iri garka waxad iiga xiidhaa laysar si uusan garku dib dame iigu so bixin. mrka arintaas cafimad daro ma iiga iman kadhaa mahadsanid plzz jawaab

SomaliDoc:
Ka akhriso qoraalkaan mashiinada lagu rifo tinta sida Laser-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5328.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version