Author Topic: Su'aal: Sharqanta ka yeedha jilbaha ama lowyaha?  (Read 3421 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saladyare9

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sharqanta ka yeedha jilbaha ama lowyaha?
« on: March 04, 2016, 01:03:14 AM »
Asc Dr..

  Waxaan ka codsanyaa dhakhtarka inu faahfaahin iga siiyo sharqanta laga maqlo jilabha xiliyada lamaqlana waa marka qofka uu fadhiga ka kacayo badanaa...

   Marka dectore maxaa xaldaan sababa, xaalada caafimaadse maxay udhimaysaa iyo maxaa dawo u ah arintaa..

  Mahadsanid..




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sharqanta ka yeedha jilbaha ama lowyaha?
« Reply #1 on: March 13, 2016, 08:51:57 PM »
Jilbaha oo shanqaro waxay tilmaamaysaa cillad kalagoyska ah, waxaana keeno xanuuno badan, fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6333.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuun canqawga ah iyo xanuun jilbaha ah?

Started by ShaaficifalcoaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4158
Last post January 11, 2016, 04:28:15 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: LUGO XANUUN. Qaas ahan lafa lugaha inta ka hoseyso jilbaha !

Started by MuhaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 30856
Last post November 01, 2011, 09:57:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa i sharqama ama dhawaaq bixiya jilbaha?

Started by Iraado MacalinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3774
Last post January 15, 2016, 06:17:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyo ayaa waxa xanuuna jilbaha?

Started by ZeynabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5528
Last post February 28, 2016, 02:37:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Lugo xanuun jilbaha laabata seedaha?

Started by SaneetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6174
Last post November 10, 2019, 12:16:05 PM
by SomaliDoc