Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: waxaan dareema xanuun dhamaan gawsaha?
(1/1)
Zimaneey:
Dotorka sharafta mudan waxaan ka codsan in la iiiga jawaabo shuaashayda ah madaxa markaan dhaqdo ama an qabeysto waxaan dareema xanuun dhamaan gawsaha aya I xanuuuna
SomaliDoc:
Gawsyo xanuunka qubeyska ka dib wuxuu ka imaan karaa badanaa laba xanuun oo kala ah:
1- Caabuqa sanqada oo loo yaqaano "Sinusitis", ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html
2- In lafahaagu ay ku yaryihiin kaalsiyamka ama fitamin D-ga, ee fadlan dhakhtar tag oo iska baar.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version