Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay Baaba siir?

(1/1)

GOMA:
Asc wr wb waa idin sallaamay dhamaan doctors ka noo huray waqtigooda waa idinkaga mahad celinnaa sida wacan ee aad ugu adeegeeysaan bulshadiinna. Hadaan guda galo su'aasheyda waxaan rabaa innaan wax ka ogaado waa maxay Baaba siir? Sidoo kale xiriir mala leeyay xaga taranka.

SomaliDoc:
Warbixin dhameestiran oo ku saabsan xanuunka baabasiirka, Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version