Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wadnaha oo Balaadha?

(1/1)

Ciiltire:
SC Dr. Abdullahi M. Mahdi. runti adban kaga mahad celinaya sidad noga bahi tirti jahliga caafimadk Allah haka Abal mariyo.
Dr. sualban raba inad iga faaloto ado mahadsan,: maxa kena in wadnaha qofku Balaadho ama ka waynado heerkisi hore, maxa keena ama sababa in wadnuhu balaadho, side ugu fudud e lo dawayn kara?
Mahadsanid
Allah haka abal mariyo

SomaliDoc:
Wadnaha oo balaadhto waxaa keeno dhowr shey, cilald ka timid murqaha wadnaha, cillad ka timid xididada wadnaha ama cillad ka timid xoog u shaqaynta wadnaha ama cillad ka timid duleelada wadnaha intaba, wadnuhu way barariyaan, wadnuhu markuu bararo wuxuu keenaa xanuun howlgab.
Sida loo daaweynayo waxay ku xiran tahay waxa barariyay wadnaha in la ogaado.
Akhriso qoraal aan uga hadlay howlgabka wadnaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,520.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version