Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sanad iyo badh ka hor ayaa tintu iga daatay?

(1/1)

Yusuf Ahmed:
Dr waxan ahay wiil 27 jira  sanad iyo badh ka hor ayaa tintu iga daatay inta hore ee fooda kadib waxan xidhay kofiyad marka waxa khafiif noqday tinta inta kale ee badhtanka dhakada ku beegan bidaarta hido uma lihin
Meesha ay tintu ka daadatay waxan ka dareema cuncun badan
Iyo finan yaryar
Iyo dhidid wali uman tagin dhakhtar maqaarka 
Lkn waxan u tagay dhakhtar qabilsan xanuunada uur ku jirta  wayo xanuun calosha ah ayaa in badan I hayay inti  tintu iga dadatay ba wuu I hayay xanuunka dhakhtarku wuxu igu sheegay  igfashan (helicobacter_ behadlung) magaca ayu igu sheegay dr hadad I cawin karto waxan jecla inad I shegto  igabashankan wuxu yahay iyo timaha waxad igula talinayso

SomaliDoc:
Timaha oo daato waxyaabo badan ayaa keeni karo, cuncunka iyo nabraha aad ka dareemaysid basada, waa astaan cillad timo daadasho, akhriso qoraal ku saabsan arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html
Bakteeriyada lagaa helay waxay keensaa gaaska khaasatan kan boogta ku sameeyo caloosah ee ka akhriso halkaan qoraal iyadane ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3391.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version