Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxan isku arkay fin yar o gadudan iga subaxdo gacmaha?

(1/1)

Ibrahim_2016:
Asc bahda taqatirta boggan, waxan isku arkay fin yar o gadudan iga subaxdo gacmaha mabadno half miss labo fin, malin kadib wey baba e hadane wan isku arkaa plz maxa waye igaIiga cawiya wx dhib ah iguma heyso jazakallah

SomaliDoc:
Finku hadduu cuncun leeyahay marka uu bilaabanaayo oo aad rabtid in aad xoqdid, waa nooc allergy ka mid ah khaasatan hadduu soo laalaabto, hadduu dhib kugu hayo kala tasho dhakhtar arki kara nabarkaas.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version