Author Topic: Su'aal: Fircooni ayaan ahay walina guursan?  (Read 3482 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Idilburhaan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Fircooni ayaan ahay walina guursan?
« on: March 05, 2016, 11:22:19 PM »
Scw dr waxa rabaa labo suaal inaa ku waydiiyo
.1: fircooni aya ahay aan wai guursann
Waxa rabay inaa is furo before guurka
So hadaa is furo wali mabikro ahanaya mise
Madakalle guurka.kadib xata ma is furi kara

2 laserka lagu bi,iyo haaraha wax dhib miyuu kenaa ama.side effect




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Fircooni ayaan ahay walina guursan?
« Reply #1 on: March 17, 2016, 12:55:48 PM »
Sixidda gudniinka ka dhigo guurka ka dib, weliba inta aadan uur yeelan.
Midda ku saabsan haaraha wajiga, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaan bartaa? Halkee ayaan ka bartaa?

Started by SomaliDocBoard I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 324250
Last post June 09, 2018, 12:51:13 AM
by Ahmed_Carab
Su'aal: markii aan cayaaro Kubada dhididka cirbad la igu duraayo ayaan moodaa?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24730
Last post May 23, 2011, 07:44:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ninkega islama noolin labo wadan ayaan kala jogna?

Started by NasiimaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 26321
Last post April 10, 2016, 11:10:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18583
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cilada naaso bararka runti dhib weyn ayaan ku qabaa?

Started by Dada AmiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24640
Last post October 31, 2016, 04:11:20 PM
by SomaliDoc