Author Topic: Su'aal: Waxaan qabaa quman markay igu kacaaan?  (Read 3536 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zimaneey

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan qabaa quman markay igu kacaaan?
« on: March 06, 2016, 08:32:59 PM »
asc dhaqtarka somaaaliyeed
waxaan qabaa quman markay igu kacaaan  waxaan dareema xanuun laaabta/xabadka ayaan xanuun sidi meel damqanaysa oo kale ka dareema mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan qabaa quman markay igu kacaaan?
« Reply #1 on: March 17, 2016, 06:09:01 PM »
Fadlan akhriso qoraalkaan ku saabsan qumanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25769
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47836
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29394
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24768
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35224
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc