Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: waa maxay dawada cuncunka?
(1/1)
Bashey Kulow:
Asc. bahda kuxiran webkaan gar ahaan dhanka Dhakhatiirta soomaliyeed intaas ka dib waxa aad ii dhiba cuncunka oo qeebta hoose agagaarka rayaha aad ban isu xooga wax finan ah na kama sobaxanu waxana iguana daran xiliga kuleelka ah marka maxad igula taliineysan fadlan jawaab ban idiinka sugaya inshaallah
SomaliDoc:
Cuncunka ka dhasho kuleelka iyo huurka, waxaad ka akhrisataa halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3103.0.html
Waxyaabaha kale ee xajiinta keeno halkaan ka akhriso:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version