Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Whey protein hadii laqato ma wax dhib ayuu leyahay?
(1/1)
Xireey Xuuriye Dhuxul:
whey protein hadii laqato ma wax dhib ayuu leyahay markad gymka ciyarto
SomaliDoc:
Waxaad cabtaa caano garoor ama fadhi ah, isagaa whey laga sameeyaa laakiin waxaan gasacadaha ku jira oo dusha kaga qoran tahay "whey protein" ma hubo inay dhib kuu keeni doonto iyo in kale.
Wixii faahfaahin ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version