Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxan ahay ruux la ildaran stress?

(1/1)

Ilkadahab:
Doctor waxan rabaa in daawooyin la ii qor
Waxan ahay ruux la ildaran stress ma seexdo habenki cuntada si fican uma qato
Hada ka hor ayan dhakhtar u tagay wuxuu ii qoray daawooyin kala ah amptirtyline 25mg and olanzapine 5 mg hada daawooyin kala ayan u baahnay mahadsanid

SomaliDoc:
Ilkadahab, alle ha ku caafiyo.
Sida aad tilmaantay daawo ayaa u baahan tahay, waxaana habboon in aad la xiriirtid dhakhtar psychiatrist ah si uu daawo kuugu qoro.
Annagu talo iyo tusaale ayaan bixinnaa ee daawo kama qorno halkaan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version