Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ilka burburka caruurta?
(1/1)
Cabdulqadir:
Asc salaan kadib dhaqtarka waxaan weydiin lahaa : maxaa keena ilka burburka caruurta sideesa loo daaweyn karaa, hadiise uu canugu ilkaha ka burburaan ma usoo baxayaan kuwa fiican mise laga saaraa kuwaa jajabay. Mahadsanid.
SomaliDoc:
Haddii ay yihiin ilkihii hore oo aan wali dhacan, kuwa fiican ayaa u soo baxo, laakiin waa in la daaweeyaa hadduu jiro cudur ciridka ku dhacay oo ikaha baaba'inayo, Akhriso qoraal ku saabsan Ilko bololka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,589.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version