Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyaha iyo kalyo xanuunka?

(1/1)

Nurmohamed:
 
 waxan joogaa  magaalo  biyaheedu  adagyihiin oo dadkuna  ay ka  cowdaan kelyo xanuun mana awoodi karo biyo sifaysan maalinkasta  daruufta  awgeed markaa  sidee  ayaan  ugu dadaalaa in kelyo xanuun ka aan ka fogaado.  marmar waxan sameeyaa   waxan biyaha ku darsadaa  caleenta Moringa ha  ee la  ridqay  hadii aa ila garanaysaan Moringa . wasalaamucalaykum
 

SomaliDoc:
Biyaha adag waa la karkariyaa si ay macdantu dhibka keenayso u fadhiisato kadib ayaa la cabaa.
Caleenta geedka moringa-ha ee lagu darsado ma garanayo qaabkuu biyaha adag wax ugu taro, laakiin waa geed aan oganahay inuu faa'ido badan leeyahay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6093.0.html
Waxaad kaloo ku wanaajin kartaa caafimaadka kilyahaga talooyinkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5738.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version