Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: waa maxay garba wareegsiga?
(1/1)
Shuraymbarre:
Bismilah een su ashayda waxa ay tahay wamaxay garba wareegsiga?
Hadi an si bayaaniyo marka qofka uu dagalamayo ama u gacan turayo waxa wareegto garabka hadaba maxa sababa arintaas maxase lagu daaben kara ?
Jwb wcn
SomaliDoc:
Garabka oo wareegsado waa kalabax ku yimaado kalagoyska garabka, waxaana loo yaqaanaa "Dislocation", badanaa marka ugu horreeyo waxay ku billaabataa jug xoog leh oo dhaawac gaarsiiso seedaha garabka isku hayo, laakiin kadib haddii uu qofka safiican uga bogsan dhowr jeer oo dambe wuu isku arki karaa inay garabka uu wareegsado.
Marmarka qaar xalku wuxuu noqdaa qalliin lagu xoojinaayo seedaha ama xijiyayaasha garabka.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version