Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xulbada lagu daro dhir kle sida malab xabadsowdo iyo moringa?
(1/1)
Qalbiyare:
Asc dhakhaatiirta sharafta leh waxan jecleystay inan idin weydiiyo Xulbada la kariyo weliba iyada oo lagu shiidayo Toonta, Xabad sowdada, Malabka iyo weliba geedka la dhaho Moringa malaga yaaba inay u fiican tahay ragga si ay sperm kooda u xoojiso hdi ay jirto sperm motality ama sperm swimm ka uu yaryahay maxa kle oo ay fa'ido leedahay xulbadas iyo waxyaabaha kle e lagu darayo hadi ay jiraan cuntooyin ama sharaab lagu daweeyo ama lagu xoojiyo sperma please nagu caawiya aad bana u mahdsantihin khayr allaha idin siiyo
SomaliDoc:
Inta geed aad tilmaantay waxay leeyihiin faa'idooyin caafimaad, laakiin markii la isku daro waxa ka soo baxayo ma sheegi karo.
Akhriso Xulbada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4120.0.html
Akhriso Xabad sowdada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5502.0.html
Akhriso Geedka Moringa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6093.0.html
Akhriso Malabka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3929.0.html
Akhriso cunnooyinka u roon caafimaadka ragga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html
Akhriso qoraal ku saabsan cilladaha Sperm-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2205.0.html
Faa'idooyinka Toonta: qoraal ayaan ka soo diyaarin doonaa insha'llah.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version