Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkay wax aan umaleeyay Cambaar?  (Read 2545 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamed4

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan isku arkay wax aan umaleeyay Cambaar?
« on: March 08, 2016, 07:52:19 AM »
ASC, marka hore waxaan u mahadcelinaya dhakhaatirta page-kan ee juhdiga gelisay caawinta dadkooda aad baad ugu mahadsantihiin , ilaahay ajar badan ha idinka siiyo.

Su'aal:

Dr. ilaa lix sano ka hor baa waxaan isku arkay wax aan umaleeyay #Cambaar oo igaga dhacday labada #Kilkilo &xaga hoose ( xiniyaha) muddo kadib ayan dhakhtar tegay wuxuu isoo qoray buumatooyin cambaar waan ku yara ladnaaday, lkn markale ayay dib iigu soo noqotay waxaana isku haya cun-cun iyo is xoqid, Dr. maxa u daawo ah, maxay saamayn ku  yeelan kartaa, aniga, xaaska &caruurta dhalanaysa?
mahadsanid.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay wax aan umaleeyay Cambaar?
« Reply #1 on: March 18, 2016, 11:50:49 AM »
Xanuun kala duwan ayaa keeno wax cambaarta u eg, soomaaliduna kulli cambaar ayay u wada taqaanaa, fadlan dhakhtar cudurrada maqaarka u tag si loo ogaado meelaha aad tilmaantay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26553
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 27184
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25489
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10146
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9811
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc