Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan mararka qaar isku arkaa dhacaan iga yimaada?

(1/1)

Khalifyare19:
Waxaad iga caawisaan waxaan mararka qaar isku arkaa dhacaan iga yimaada ama wax biyaha ragga shabaha oo iga yimaada markaan kaadiyo kadib waxaan isku arkaa inta badan markaan saxaroodo anigoo kadibna dareema xanuun dhanka kaadi haysta ah iyo culaab iga soo fuusha markay yimaadan kadib.
Waadna mahad santihiin dhamaan bahda somalidoc.com  fariin tan hide halaga dhigo

SomaliDoc:
Fadlan jawaabta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version