Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xubinkayga taranka mar walba waxan isku arka?
(1/1)
Dr Caqil:
Aacww dhakhatiirta aad ban uga mahadcelinaya sida ay cilmigooda nooga faaideeyaan ..waxan raba inan waydiyo suashan dhakhtarka.
dr xubinkayga taranka mar walba waxan isku arka markan qof dhumar ah la hadlayo biyaha madyiga ah. lkn xubinka ma kacsana heer dhareen ahaan lkn biyaha madyi way imanayaan . dr ka waran caqabada malagu tilmaami kara xanuun ku haya . mida kale biyaha madyi oo badan ma la dhihi ka wa xanuun qofka uu qabo
waad mahadsantihiin
SomaliDoc:
Ma ahan xanuun, waana arrin dabiici ah oo ku xiran dareenkaaga, dadkuna way ku kala duwan yihiin.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version