Author Topic: Su'aal: Dhawr iyo toban sano sanka ayaa i xirnaa?  (Read 4176 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saxane Cabdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dhawr iyo toban sano sanka ayaa i xirnaa?
« on: April 10, 2016, 09:05:59 PM »
dhawr iyo toban sano sanka ayaa i xirnaa xaga wax urinta ama wax carfintaba xoogaa waxaan dareema xaga sanqada inuu culees iga saaran yahay maxaa lagu tilmaami karaa ama igala talin kartaan aad baad u mahad santihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhawr iyo toban sano sanka ayaa i xirnaa?
« Reply #1 on: April 24, 2016, 04:18:56 PM »
Waxaa dhici karto in sanka hilib aad ku leedahay ama caabuq sanqada ee kugu raagay.
Akhris labadaas cudur iyo waxyaabaha lagu kala garto:
1- Caabuqa sanqada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
2- Hilibka sanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: