Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan ahay nin dhalin yara ah Oo Ka Ganacsada iibinta Gaaska?

(1/1)

Wiil.Soomaliyeed:
Asc Dhakhaatiirta Sharafta Leh Waxaan ahay nin dhalin yara ah Oo Ka Ganacsada iibinta Gaaska Ama Iibiya Gaaska Gaaska Gacmahaa igu goo'goay
mana Dayn karo Dhibaatadeeda iyo wixii tallo ayaaan idinka raba wad mahatsan tihiin

SomaliDoc:
Gaaska oo shidaalka ah haddii aad ka wadid, waa in aad gacmo gashi yeelataa, maxaayeelay dadka qaar ayaa xasaasiyad ku qabo.
Haddii cilladu gacmaha fiiqfiiqmay kaliya tahay iska ilaali inuusa gaaska gacmaha kaa gaarin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version