Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxan isku arkay inan markiiba kacayso xubintayda?
(1/1)
Alcadaala:
asc wr wb dr waad mahadsan tahay sida hagar ladaha aad bulshada ugu shaqaynaysid
dr waxan isku arkay inan markiiba kacayso xubintayda taran hadi an qof dumaraba la hadlo ay ka imanayan madiga xaladas ma iska caadi baa mise wax xanuna ayaa jira mahad sanid
SomaliDoc:
Arrintaasi waa arrin caadi ah, wax dhib ah ma keento waxaynak u xiran tahay dareenkaaga, ragguna way ku kala duwan yihiin.
Waxayna ku badan tahay dhalinayarada korayso.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version