Author Topic: Su'aal: Waxaa I xanuuna duudka oodin ayaa isku keytaageyso?  (Read 8879 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Umu khaalid

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa I xanuuna duudka oodin ayaa isku keytaageyso?
« on: March 09, 2016, 09:08:38 PM »
Asc dhamaan asxaabta page kan
Waxaa I xanuuna duudka oo din ayaa isku keytaageyso markaan maago guri iskoobaha ku xaaq  oo kale hadaan istaag shaqo ku qabo is dhaho waxyar mataagnaan karo wan tigtigmayaa markaasoo kale shaqada waa inan joojiyaa nastaa awood dari ima heyso laakin waa la is ku keytaagayaa xanuunkan wuxuu igu dhacay mar aan masaajid kitaabo kaqaadan jiray ayaan waxaan sameyn jiray darbiga ayaan ku tiirsan jiray dhabarka ama duudka runtii hada darbiga haldaqiiqo kuma tiirsan karo waa dhib sanaa markii horana madareemi jirin doctor wantagay markaan u sharaxay xanuunka raajo  ayaa la ii diray feeraha ah waxna la egama helin waan idiin mahad celinayaa somalidoc jawaab wacan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa I xanuuna duudka oodin ayaa isku keytaageyso?
« Reply #1 on: March 18, 2016, 01:05:43 PM »
Akhriso qoraal ku saabsan oodinta garbaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3430.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: