Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch?
(1/1)
Mr Mahamed:
Ditoore waxaan rabay hadaan ku waydiiyo haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch suurta gal matahy in ay hawey neyda uu wax dareen siinkaro amaba howshiisi sifiican ugudan karo asagoo aan laga tabanin wax xumo ama ma tahy 13cm ama 5inch wax matare oo haweyney qan cinkarin thanks ditoore jawab wacan
Ashom:
Waxaa u qanci kartaa hadba sidaa u isticmaasho
9 inches hadii lagu siiyo ee aadan isticmaali aqoon macnaheeda maahan in aad qanci karto
In aad qancisana maahan in aad xanuujiso
Nin kastaba waa sidoo u isticmaalo
SomaliDoc:
Fadlan akhriso qoraalkaan maadaam uu ka hadlayo arrimo ay ku soo dhacaan dadka ka cabanayo arrintaada oo kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version