Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa adkeeya xubinta raga isaga oo aan isticmaalin viyaagaro?
(1/1)
Nuur2022:
aad baan usalaamayaa Dr ka iyo inta ka soo jawaabtaba su aalah way salaaman yihiin ilaahayna ajar iyo xasanaad haka siiyo waxaa aan waydiin lahaa Dr maxaa adkeeya xubinta raga isaga oo aan isticmaalin viyaagaro yacni kiniinka loo yaqaano fiyaagaro sidee loo adkeyn karaa ama cunooyin adkeyn karaa ma jiraan Dr hadii uu qaato ninku
SomaliDoc:
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html
Akhriso dhibaatooyinka daawada Viagra: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3443.0.html
Akhriso cunanda ragga u roon: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version