Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xubinta ayaa xanuun ka dareemaa?

(1/1)

Ibnu khalduun:
Dhakhtar waxaa jirta in marka aan musqusha ku xaajo gudanayo gaar ahaan musqusha godka ah ee aan sixniga ahayn, marka aan is dhaho hoos uga soo dag oo xaga hoose saxarada isaga dhaq waxoogaa waan yara waadhwaadhsadaa (gurguurtaa) si aan godka uga soo yara durko, kadib gunta hoose ee xubinka ayaa xanuun ka dareemaa ama  mani ayaa iga imaanayso, gaar ahaan weliba waa markaan taxadarka kaga jiro in kaadiduna jidhka iga gaadhin.
Inkasta oo aan hada ka ladanahay, maxaa sabay dhakhtar arintaa waan fahmi waayay. Maxaad se igula talinaysaa

SomaliDoc:
Taasi waxay astaan u noqon kartaa caabuqa qanjirka borostaatada, haddii meesha jilcan ee ka hoosayso qooraha ay ku xanuunto, shahwane ay kaa timaado, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version