Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Neef ama asmo dawada ma leedahy?
(1/1)
Afnaan.abdulle:
Asc Dr iyo asxaabta ku tixan barnamijka waxaa rabaa dhaqtarka in aan weydiyo cudurka neefta ee ku dhaca caruurta yaryar hadabo Dr waxaa dhalay gabar yar oo jirto 4 sanno xilkasto neef bdn ayaa laga dareema marka ku kacdo iyo qufac dhaqtarkasto waa keenahay waxaa usoo qoraann daawo hadan wax isbadal majiro Dr waxaa ka rabnaa talo ku aadan daawenta neefta caruurta
SomaliDoc:
ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version