Author Topic: Su'aal: Sigaarka dhibaatooyinka laga dhaxlo?  (Read 5234 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Baasaale1515

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sigaarka dhibaatooyinka laga dhaxlo?
« on: March 10, 2016, 07:17:01 PM »
Waxan ubaahnaa inan wax ka ogaado dhibaatoyinka caafimaaf ee uu keeno sigaarka ama sigaar cabista joogtada ah, ma jiraan daawooyin loo isticmaali karo joojintiisa, ama cuno ku haboon qofka rabo inuu joojiyo cabista sigaarka




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sigaarka dhibaatooyinka laga dhaxlo?
« Reply #1 on: March 25, 2016, 08:03:03 PM »
Halkaan ka akhri dhibaatooyinka sigaarka laga dhaxlo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,602.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 56103
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudaradee laga talaalaa bilaheena la talaalaa?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8749
Last post October 26, 2016, 06:39:23 PM
by SomaliDoc
Faa'iidada laga helay qandhada "Rifty Vally"

Started by DoctoorBoard Feel Free Here

Replies: 0
Views: 10320
Last post November 14, 2007, 12:30:34 AM
by Doctoor
Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18505
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Dental, pharmacy and Nursing college oo laga furay jaamacada afrika!

Started by AdminBoard Health News and Events

Replies: 2
Views: 32963
Last post February 01, 2008, 07:06:13 AM
by Lovely_Huda