Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan weydiin lahaa waxa i qeyliso dhagta midig?
(1/1)
Maimunakhalif:
Asc dr waxaan weydiin lahaa waxa i qeyliso dhagta midig maryRaanr, marka qaaraa waa qeylo guux cml mana ixanuunto marka waxaan weydiin lahaa maxaa keeno dhaga qeyliska .marka qaar markaan xididka dhagta dhinaceeda ka imanayo qabto ama farfa ku riixo qeylada wey yarani
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxa keeno dhagaxa guuxa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1839.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version