Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhanka bidix ee wadnaha baa xanuun ka darema?

(1/1)

Saladyare9:
Asc dr waxan raba ina iga cawisid... dhanka bidix ee wadnaha baa xanuun ka darema..maxaa sababa.
Mahdasanid.

SomaliDoc:
Xanuunka laga dareemo feeraha dhanka bidix waxyaabo badan ayaa keeno ee ka akhriso qoraalladaan si aad u kala fahanto:
- Xanuunada Feeraha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html
- Wadna Qabadka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,685.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version